Lyrics - Songtext

K'naan Lyrics

"America" Lyrics


Hinzugefügt von: noone
gabar yaroo subhaano
maro shabeelo hirato
maro qafiifa huwato
maga'aaga ii sheeg
magaeygu waa sharaf
sharaf haaji weeyan
aqalada hariirta
dhina baan ka jooga
alla ya u sheega
tinta u shanleeya

nahoy zamzamey
sabaah nuurey
adoo kin kin iyo
kaluun badaneey
adoo hajka jira
xasuus badaneey
sahiibtaa asho ashaq baa dilay
ugu dambeyntiina
aniyo geeluba
wa u banaanbahnay

(chorus)

wanagii orodnee
nabad barinee
mareykan waa laga soo waayay(3x)

K'naan Lyrics suchen

PlatinLyrics Suche:
PlatinLyrics Language/Sprache: